Dhageyso warbixinta

- 06 Mar 2009
RADIOBANADIR
faalmaadax.com
 saafi.co.uk
Bclub19.com
Aayatiin.net
Abaaqaroow
Addacwah.com
Aflax.net
Akhbaarta.com
Albakrioil.com
Alixzaan.com
Allbanadir.com
Allceeldheer.com
Allpuntland.com
Allsbc.com
Altaqwaa.com
Aminarts
Arts Osman
Awdalnews.com
Banaadiri
Banadir City
Banadircity.net
 Baydhabo.com
BBC Somali
Belbela.com
Bishaaro.com
Biyokulule.com
Bluestarsite.com
Boqolsoon.com
Bulshoweyn.com
Buuloburde.com
Buurhakaba.com
Buurweyn.net
Cadaado
calanka.com
Calayaale.com
Carmooyin.com
Ceelbuurnet.com
Dalkanews.com
Dayniile one
Dayniile.com
Deeyoo.com
Dhagaxtuur.com

fiirsi.com
Furqanshop.com
galcad.com
Gedonet.com
Gedoweb.com
 Gololey.com
Gobeey.com
Halgan.net
Hamarey.com
Hambalyo.com
Hiiraan
Hilaaci.com
Hillaac.net
Hiiraannet.com
Hobyo-one
Horseednet
Huriwaa.com
Idamaale.com
iibka.com
iQraSomali.com
Irinnews
Jammaame
Janaale.com
jiinwabi.com
Jilibweyn.com
Jowhar.com
Jowharnews.com
jubbafc.com
Kacdoon.com
Kulmis.com
 Londoneyenet
Maktabada.com
Mareeg.com
MarkaCadey.Net
Markanews.com
Midnimo.com
Mudug online
 Muuqaal.com
Qaadisiya.com
Qorahay.com
RSTV Online
 saafifilms.com
Saxafada.com
Shabelle.net

 Shabelahasare

shaleemo.com
 Shaaciye.com

 Socdaal.com
Solanetwork.com
Somadic.com
Somali Media
Somali Yemen
Somali star TV
Somali start page
Somali wide
Somaliaswiss
somalibantu.com
 Somalidamanta
Somaliland talk
SomaliOz.com
Somaliswiss.net
Somaliweyn.com

somalisan

SomLove.com
Somsports.com
Tadkirah.com
Talowanaag.com
Unhs.us
Waayaha.net
Wardheernews
Wargeyska
WarQabad.com
 Warsheekh.com
Widhwidh.com
Xamar Shop
Xurnimo.com
Yaaqshid.com
Youtube Videos

Afhayeenka Al.Shabab oo Maanta sheegay in Ciidamada AMISOM ay ka gubeen Baabuur Taangi ah.
11 Mar 2010- Goobihii dagaaladu ka dheceen oo xiligaan degan iyo Ciidamada dhinacyadii dagaalamay oo fariisimadoodii ku kala laabatay...
Dagaalo Culus oo maanta ka dhacay Muqdisho iyo Ciidamada AMISOM oo gaaray Isgoyska Sanca.
11 Mar 2010- Dagaalada Maanta ka dhacay Muqdisho oo u ekaa kuwo lamacno ah Ijiid aan ku jiidee,Alshabaab oo fariisimadoodii ku laabtay...
Madaxweyne Sheekh Shariif oo khudbad dheer u jeediyay Dad Soomaaliyeed oo Xalay uu kula hadlay Magaalada London.
11 Mar 2010- Madaxweynaha ayaa waxa uu ka haday Xaalada Soomaaliya iyo kaalinta Dadka Soomaaiyeed ee Qurbaha ku nool laaga baahanyahay in ay ka geystaan Xal u helida arimaha Soomaaliya...
Taangiyada Ciidamada AMISOM oo si toos Galabta ugu biiray dagaalada ka socda qeybo ka mid ah Degmooyinka Shibis,C.Casiis,iyo Kaaraan.
10 Mar 2010- Madaafiicda ka dhacaysa Taangiyada Amisom si xoogan looga maqlaayo intabadan Caasimada ...
Dowlada Mareykanka oo sheegtay in Dowlada Soomaaliya ay gacan ka siineyso hanashada Amaanka Caasimada Soomaaliya ee Muqdisho.
10 Mar 2010- Hadalka Dowlada Mareykanka ayaa kusoo beegmaya xili Xoogagga ka horjeeda Dowladda Soomaaliya ay gacanta ku hayaan inta badan Magaalada Muqdisho ...
Dagaal u dhexeeya ciidamada Dowladda Soomaaliya iyo kooxaha kasoo horjeeda oo Muqdisho ka socda
10 Mar 2010- Dagaalka ayaa weli ka socda xuduudaha ay wadaagaan degmooyinka Kaaraan, Shibbis iyo C/casiis...
Dagaalo xoogan oo saaka Aroortii ka dhacay deegaano ka mid ah dhanka Bari ee Muqdisho.
10 Mar 2010- Dagaaladaasi oo socday mudo saacado ah ayaa waxaa ay ka dheceen agagaarka Hotel Global iyo nawaaxigiisa...
Xaalad Dawo laaaneed oo soo wajahday Cisbitaalada Degmooyinka Ceeldheer,Xaradheere iyo Galcad
09 Mar 2010- Baaq furan oo ku socda Caalamkaoo uu diray U qeybsanaha Caafimaadka Degmooyinkaasi...
Madaxweyne Sheekh Shariif oo ka warbixiyay Kulamdii uu la qaatay Madaxda Dalka Britain.
09 Mar 2010- Madaxweynaha Soomaaliya Shariif sheekh Axmed oayaa Maanta waxa uu qabtay Shirjaraaid oo uu ku faahfaahiyay wax yaabihoo looga hadlay Kulamdii uu la qaatay Madaxda Dalka Ingiriiska ...
Mid ka mid ah Saraakiisha ugu magaca dheer Ururka Xisbul Islaam oo Maanta lagu Dilay Magaalada Muqdisho
09 Mar 2010- Waxaa Maanta Gudaha Suuqa bakaaraha ee magaalada Muqdisho lagu dilay Sarkaal sare oo ka mid ahaa Xisbul Islaam...
GEN.GALAAL:"Maxamed Cali Samatar Dacwada lagu soo oogay Runtii waa mid sax ah oo uu ku muteystay dhibaatooyinkii uu ka geystay Goboalda Waqooyi ee Soomaaliya"
09 Mar 2010- is afgaran ayaa la sheegay in uu soo kala dhex galay Garsoorayaaashii Maxkamadii qaadeysay Dacwada Gen.Maxamed Cali Samatar. ...
Beel kamid ah beelaha dega Gobolka J/hoose oo Heshiis gaaray Xarakada Alshabaab.
07 Mar 2010- Shir ay yeesheen dhinacyadaasi ayaa la iskula sooqaaday qodobo dhowr ah ...
Gudomiyaha Xisbiga Kulmiye ee Somaliland oo Cadsaday in la siidaayo Lamaanayaasha Ajaanibta ah ee lagu heysto Xeebaha Soomaaliya
04 Mar 2010- “Baaq ayaan u dirayaa, kuwaa heysta Dadkaa masaakiinta ah ee aaney jirin wax ay galabsadeen, mandaqada kuwa haysta aysan ceebta ka timaada ku ekaaneyn" ...
XILDHIBAAN BOQORE:"Xildhibaannadu waxay u qaybsan yihiin laba qaybood, koox waxay leedahay sharci ahaan wuu dhamaaday muddadii ay xilka haynayeen guddoonka Baarlamaanka
01 Mar 2010- Guddoomiye ku xigeenka labaad ee Baarlamaanka Soomaaliya wuxuu intaas ku daray in xildhibaannada ay haystaan dhibaatooyin dhinaca mushaaraadka ah ...
Magalada Seylac oo Maanta lagu Caleema saaray,iyo Madax ka qeybgshy Duubkiisa
01 Mar 2010- Ugaas Mustafa Maxamed Ibraahim Ugaaska Beesha Ciise ayaa lagu caleema saaray Teendho weyn oo laga diyaariyay meel dibada ka ah Magaalada Seylac, iyadoo teendhadaas ay qaado ilaa saddex kun oo ruux. ...
Maamulka Ahlu-sunah ee Gobalka Hiiraan oo maanta Xukun Qisaas ah fuliyay
01 Mar 2010- Aadan Cabdi Ciise (Garaaso) oo ka tirsan Saraakiisha Ururka Ahlusunna ee Gobolka Hiiraan ayaa saxaafadda ugu sheegay halkii ay ka dhacday qisaasta ...
Burcad badeed Soomaaliyeed oo Madax furasho Lacageed kusii deysay Markab ay heysteen.
27 Feb 2010- Markabka oo lagu magacaabo MV Pramoni iyo shaqaalihiisii oo ay la socdeen 24-qof ...
Midawga Africa oo caalamka ugu baaqay in la caawiyo dawladda KMG ah ee Soomaaliya
27 Feb 2010- War murtiyeedkaan ay soo saareen golaha amanka iyo nabadda ururka Midawga Africa ayaa waxay ku sheegeen inay ka xun yihiin wax ay ku tilmaameen xaalado bini’aadanimo oo Somalia ka jira...
Xubno ka mid noqonaya Golaha Fulinta ahlusunah oo lamagacaabay
27 Feb 2010- Culumaa'udiinka Ahlu Sunah Waljamaacah ayaa magacaabay Xubnaha Golaha Fulinta ee ka mid noqonaya Maamulkooda, kaasoo ka kooban 12-xubnood oo ah qeybaha hanaan maamuleedkooda dalka. ...
Previous | 1 | 2 | 3 | 4 | 5 | 6 | 7 | 8 | 9 | 10 | 11 | 12 | 13 | 14 | 15 | 16 | 17 | 18 | 19 | 20 | 21 | 22 | 23 | 24 | 25 | 26 | 27 | 28 | 29 | 30 | 31 | 32 | 33 | 34 | 35 | 36 | 37 | 38 | 39 | 40 | 41 | 42 | 43 | 44 | 45 | 46 | 47 | 48 | 49 | 50 | 51 | 52 | 53 | 54 | 55 | 56 | 57 | 58 | 59 | 60 | 61 | 62 | 63 | 64 | 65 | 66 | 67 | 68 | 69 | 70 | 71 | 72 | 73 | 74 | 75 | 76 | 77 | 78 | 79 | 80 | 81 | 82 | 83 | 84 | 85 | 86 | 87 | 88 | 89 | 90 | 91 | 92 | 93 | 94 | 95 | 96 | 97 | 98 | 99 | 100 | 101 | 102 | 103 | 104 | 105 | 106 | 107 | 108 | 109 | 110 | 111 | 112 | 113 | 114 | 115 | 116 | 117 | 118 | 119 | 120 | 121 | 122 | 123 | 124 | 125 | 126 | 127 | 128 | 129 | 130 | 131 | 132 | 133 | 134 | 135 | 136 | 137 | 138 | 139 | 140 | 141 | 142 | 143 | 144 | 145 | 146 | 147 | 148 | 149 | 150 | 151 | 152 | 153 | 154 | 155 | 156 | 157 | 158 | 159 | 160 | 161 | 162 | 163 | 164 | 165 | 166 | 167 | 168 | 169 | 170 | 171 | 172 | 173 | 174 | 175 | 176 | 177 | 178 | 179 | 180 | 181 | 182 | 183 | 184 | 185 | 186 | 187 | 188 | 189 | 190 | 191 | 192 | 193 | 194 | 195 | 196 | 197 | 198 | 199 | 200 | 201 | 202 | 203 | 204 | 205 | 206 | 207 | 208 | 209 | 210 | 211 | 212 | 213  Next
Magaca:
Furaha
Online Users: 5
Total:  
 
 
Webstats© 2008 CEELQABOOBE.COM- All Rights Reserved |Designed by Ileys Technology Inc.